WELIGAA HA QUUSAN: Soo kabashadii ugu weydneyd ee Orodka 100m (daawo)

(Madrid) 27 Feb 2019.  Inta badan marka tartammada lagu jiro gaar ahaan ciyaaraha Orodka haddii markii seeriga la yeeriyo ama bistooladda bul laga siiyo aad kufto way adag tahay raggii kaa fakaday inaad sahal ku gaarto.

Waa muuqaal video ah oo ay warbaahinta Spanish-ku soo qaateen oo ah dhallinyaro iskuulleey ah oo orod 100m ku tartamaya, balse mid ka mid ah uu turaan turroonayo, kaddibna intuu kaco ayuu orodka sii wadanayaa kaalinta 1-aadna galayaa.

Muuqaalkan kuma xusna goobta ay tahay, hase yeeshee waxaa lagu tilmaamay ‘The Greatest 100 recovery’- soo kabashadii ugu weyneyd ee Orodka 100m.

Gool FM

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close