Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Arsenal Vs Bournemouth

(Premier League) 27 Feb 2019. Kooxaha Arsenal Vs Bournemouth ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Arsenal Vs Bournemouth:

Arsenal: Leno, Jenkinson, Sokratis, Koscielny, Monreal, Kolasinac, Guendouzi, Torreira, Ozil, Mkhitaryan, Aubameyang.

Bournemouth: Boruc, Gosling, Ake, Surman, Mousset, Ibe, Smith, King, Clyne, Fraser, Mepham.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close