Day: February 25, 2019
-
Italy
Laacib sameeyay dabaal degii Anshax xumada ahaa ee Diego Simeone……(Maxaase ka raacay!!?)
(Yurub) 25 Feb 2019. Mid ka mid ah xidigaha ka ciyaara heerka 4-aad ee horyaalka Serie D ee dalka Talyaaniga ayaa…
Read More » -
Spain
“Waan ka nastay Ronaldo haddaanba bilaabay inaan ciyaaro kubaddeyda runta ah.”.- Benzema
(Madrid) 25 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid, Karim Benzema ayaa sheegay in uu ka reystay dhaliyihii hore…
Read More » -
England
FA-ga oo baaris xoogan ku bilaabay tababare Mauricio Pochettino, kadib kulankii Burnley
(England) 25 Feb 2019. Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur ee Mauricio Pochettino ayaa ku jira baxar wayn, kadib markii lagu eedeeyay in…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Diyaaraddii la dhacday ciyaaryahan Emiliano Sala oo la dayactiray mar kalena dib u shaqo bilaabi doonta!
(Nantes) 25 Feb 2019. Diyaaraddii bishii Janaayo Biyaha kanaalka Ingiriiska kula dhacday ciyaaryahan Emiliano Sala ayaa dayactir lagu sameeyay, iyadoo…
Read More » -
France
Edinson Cavani oo Sabtida dib ugu soo laabanaya Paris Saint-Germain
(Paris) 25 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee waddanka Faransiiska Edinson Cavani ayaa dib ugu soo laabanaya…
Read More » -
England
Inkastoo ay Man City xalay ku guuleysatay Carabao Cup misane Jab Wayn ayaa ka soo gaaray kulanka
(England) 25 Feb 2019. Manchester City ayaa markii ugu horreysay taariikhdeeda labo jeer oo is xigta ku guuleysatay koob wayn…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo lacag culus kula soo wareegaysa Weeraryahan Romelu Lukaku
(Milan) 25 Feb 2019. Sida lagu qoray wargeyska ‘Corriere dello Sport’ ee Talyaaniga ka soo baxa waxaa kooxda kubadda cagta…
Read More » -
England
Manchester City oo la sheegayo in ay ku guuleysatay heshiis ay xagaagan kula soo wareegi doonto Harry Kane
(Manchester) 25 Feb 2019. Wararka ka imaanaya Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda Manchester City ay ku guuleysatay heshiis ay kula…
Read More » -
England
Talaabada ay Chelsea ka qaadi doonto Goolhaye Kepa oo la ogaaday kaddib markii uu ka dhaartay inuu garoonka ka soo boxo ciyaartii Xalay…!!!!
(England) 25 Feb 2019. Goolhayaha Chelsea Kepa ayaa ka dhaartay inuu garoonka ka soo boxo mar badel oo taagay ciyaartii…
Read More » -
England
“Rigooradaada uma jeedin ee dhankee ka dhalisay?.”.- Guardiola iyo Sterling oo sheekadan dhex martay Ciyaartii Xalay ee Chelsea kaddib
(London) 25 Feb 2019. Manchester City ayaa ciyaar la isku riiqay xalay rigoorayaal Carabao Cup uga qaaday kooxda Chelsea. Raheem Sterling…
Read More »