Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Bologna Vs Juventus

(Serie A) 23 Feb 2019. Kooxaha Bologna Vs Juventus ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Serie A ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Bologna Vs Juventus:

Bologna XI: Skorupski; Mbaye, Danilo, Helander, Dijks; Poli, Pulgar, Soriano; Sansone, Santander, Edera

Juventus XI: Perin; De Sciglio, Rugani, Bonucci, Sandro; Cancelo, Matuidi, Bentancur, Bernardeschi; Cristiano Ronaldo, Mandzukic

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close