DAAWO: Sawirada dabaal dega kooxda Manchester City, kadib markii ay ku guuleysteen koobka EFL Cup

(England ) 24 Feb 2019. Manchester City ayaa qaaday koobkeedii ugu horeeyay ee xili ciyaareedkan, kadib markii ay kaga guuleysteen kooxda Chelsea kulankii fiinalka ay ku wada ciyaareen koobka EFL Cup.

kooxaha Manchester City ayaa ku guuleysatay markii labaad ee xiriir ah tartanka EFL Cup, kadib markii ay kaga qaaday Chelsea rigoorooyin 3 – 4.

Waa markii 6-aad ay kooxda Manchester City ku guuleysaneyso tartankan taariikhda, marka dhinaca kale loo dhigo waa markii 3-aad, 4-tii sano ugu dambeysay.

Hadaba dhanka hoose ka daawo dabaal dega sawirada kooxda Manchester City, kadib markii aay ku guuleysteen koobka EFL Cup markii labaad ee xiriir ah:

Manchester City successfully defended their Carabao Cup trophy by defeating Chelsea after going the distance at Wembley

Manchester City players let out a roar of relief after Sterling stepped up to score the winning penalty in the shootout

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close