Weeraryahankii Premier League Gomis oo Dabaal Degiisii Caanka ahaa uga Cabsiyay Wiil Yar….SAWIRRO+MUUQAAL

(Asia) 23 Feb 2019. Weeraryahankii hore ee naadiga Swansea City ee horyaalka Premier League Bafetimbi Gomis balse iminka ka xamaasha Horyaalka Sacuudiga ayaa Dabaal degiisii caanka ahaa uga cabsiyay wiil yar.

Gomis oo u ciyaara Al-Hilal ayaa dhaliyay goolka koowaad ee ciyaartii ay la yeesheen Al-Ittihad, isagoona sameeyay dabaal degiisa uu dhulka guur-guurto.

Wiil yar oo soo qabta kubbadaha garoonka ayaa ka cabsaday dabaal degiisa oo mooday inuu qoorta ku soo dhagi rabo isagoona ka cararay goobta.

33-jirka sidoo kale u soo ciyaaraya kooxaha Lyon iyo Galatasaray ayaa ciyaarta kaddib maaliyadiisa siyay wiilka yar isagoona raali galiyay.

SAWIRRO+MUUQAAL:

 Gomis, playing for Saudi club Al-Hilal, opened the lead against Al-Ittihad in a league game, and went over to the ball-boy in celebration

 The young ball-boy was so frightened by the 33-year-old’s celebration he ran off

 Gomis is known for his celebrations, often pulling them off in a Swansea shirt whenever he netted in the Premier League

 Gomis spent three seasons with Swansea before leaving to join Galatasaray following a loan spell with Marseille

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close