Day: February 23, 2019
-
Spain
Valverde oo si weyn u amaanay Lionel Messi kadib guushii weyneed ay ka gaareen Sevilla
(Barcelona) 23 Feb 2019. Macalinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa si weyn kaga hadlay guushii muhiimka ahayd ay Sevilla kaga…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo dooneysa in Man City ay ka aar gudato… (Bal Eeg Shaxda la filayo in tababare Sarri uu ku soo galo kulanka bari)
(Chelsea) 23 Feb 2019. Wargeyska “Daily Express” ee dalka England ayaa shaaca ka qaaday shaxda la filayo in kooxda reer London…
Read More » -
Germany
Franck Ribery oo ka carooday beddelkii lagu sameeyay salaantana ka qaadi waayay tababare Kovac
(Munich) 23 Feb 2019. Laacibka garabka kaga ciyaara kooxda Bayern Munich ee waddanka Jarmalka Franck Ribery ayaa caawa beddel lagu…
Read More » -
Spain
WAR CUSUB: Ciyaartoyda Real Madrid waxay doonayaan in Juventus iyo Ronaldo laga reebo Champions League!
(Madrid) 23 Feb 2019. Wararka ka imaanaya waddanka Spain ayaa sheegaya in ciyaartoyda kooxda Real Madrid ay doonayaan in naadiga ay…
Read More » -
Spain
Barcelona oo guul soo labasho leh ka gaartay kooxda Sevilla +Sawiro
( Spain ) 23 Feb 2019 Waxaa soo dhamaaday kuan ciyaareedkii u dhexeyey kooxaha Sevilla iyo Barcelona kaas oo ka…
Read More » -
Spain
Tababare Ancelotti oo sheegay ciyaaryahankii ay isku dheceen oo uu dartiis uga tegay Real Madrid
(Napoli) 23 Feb 2019. Tababarihii hore ee kooxda Real Madrid ee waddanka Spain Carlo Ancelotti ayaa daaha ka rogay sababtii…
Read More » -
France
PSG oo beenisay in ay Agaasimaha Isboortiga u magacaabi doonto macallinkii hore ee Arsenal Wenger
(Paris) 23 Feb 2019. Guddoomiyaha kooxda Paris Saint-Germain ee waddanka Faransiiska Nasser Al-Khelaifi ayaa beeniyay wararka sheegaya in kooxdiisu ay…
Read More » -
England
Klopp “Tababare Solskjaer khadka ayuu ku soo celiyay Manchester United taasina waa mid iska cad”
(Liverpool) 23 Feb 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee waddanka Ingiriiska Jurgen Klopp ayaa ka hor kulanka culus ee…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha PSG oo ka hadlay mustaqbalka xidigaha Mbappé iyo Neymar Jr
(PSG) 23 Feb 2019. Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa u sheegay wargeyska “Le Parisien” ee dalka France, in labadiisa…
Read More » -
England
“Waan ku farxay guushii 6-0 ahayd ee Chelsea, balse…” – Guardiola
(Manchester) 23 Feb 2019.Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay kulankii ay guusha 6-0 kaga badiyeen Chelsea…
Read More »