RASMI: Isku aadka wareega 16-ka Europe League oo la soo saaray….(Chelsea iyo Arsenal oo la kala leexiyay)

(Europe) 22 Feb 2019. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 16-ka Europe League iyadoona la kala weeciyay kooxaha reer London ee Chelsea iyo Arsenal.

Blues ayaa Stamford Bridge ku marti galin doonta  Dynamo Kiev halka Gunners ay Emirates ku marti qaadi doonto Rennes.

Napoli  ayaa la ciyaareysa Red Bull Salzburg halka Sevilla ay u soo martin doonto Slavia Prague.

Kulamada lugta hore ee wareega 16-ka Europe League ayaa la ciyaari doonaa 7-da Maarso halka 14-ka la dheeli doono lugta labaad.

Haddaba eeg sida kooxaha la isugu beegay:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close