Day: February 22, 2019
-
England
RASMI: Manchester City oo heshiis cusub ee wakhti dheer ka saxiixa Aymeric Laporte
(Manchester) 22 Feb 2019. kooxda Manchester City ayaa ku dhawaaqday in ay heshiis cusub ka saxiixatay difaaceeda reer France ee Aymeric…
Read More » -
England
Mid ka mid ah halyeeyada kooxda Chelsea oo ku dhiiragaliyay in qandaraaska ay u kordhiyaan Eden Hazard
(London) 22 Feb 2019. Waa in kooxda Chelsea ay ka shaqeysaa sida ay kaga saxiixan lahayd heshiis cusub ee waqti dheer…
Read More » -
England
RASMI: UEFA oo ganaax dul dhigtay Alexandre Lacazette… (Imisa kulan ayuu ka maqnaan doonaa kooxda Arsenal?)
(Yurub) 22 Feb 2019. Xiriirka kubada cagta qaarada yurub ee “UEFA” ayaa shaaca ka qaaday inay dul dhigeen weeraryahanka kooxda Arsenal…
Read More » -
Italy
Zanetti oo si kulul u dhaleeceeyay xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee Icardi
(Inter) 22 Feb 2019. Madaxweyne ku xigeenka kooxda Inter Milan ee Javier Zanetti, ayaa si kulul u weeraray xidiga ay…
Read More » -
Wararka
AEK Athens oo laba sanadood laga joojiyay ka qayb galka tartammada Yurub
(Zurich) 22 Feb 2019. Xiriirka kubadda cagta Qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in kooxda AEK Athens ee waddanka Giriigga…
Read More » -
England
Jadwalka Horyaalka Ingiriiska xilli ciyaareedka 2019/2020 oo wax laga beddelay (Goormuu bilaaban doonaa?)
(London) 22 Feb 2019. Horyaalka Ingiriiska ayaa lagu dhawaaqay in xilli ciyaareedka soo socda ee 2019/2020 uu bilaaban doono 10-ka Agoosto,…
Read More » -
England
Ozil oo xalay dhiibay baas waalli ah oo taageerayaasha Arsenal ay ku kala qaybsameen (daawo)
(London) 22 Feb 2019. Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa xalay ku kala aragti qaybsamay kubbad uu laacibka reer Jarmal Mesut Ozil…
Read More » -
England
Taageerayaal badan oo Chelsea ah oo ku Farxay Ganaaxa la dul dhigay kooxdooda….(SABAB?)
(London) 22 Feb 2019. Taageerayaal badan oo ka tirsan Chelsea ayaa ku farxay go’aanka dhawaan ka soo yeeray FIFA ee…
Read More » -
England
Manchester United iyo Sir Alex oo wada qorshe dib loogu soo celinayo Cristiano Ronaldo garoonka Old Trafford
(Manchester) 22 Feb 2018. Waxaa soo baxaya warar sheegaya in kooxda Manchester United ay ka shaqeyneyso in mar kale ay dib…
Read More » -
Wararka
RASMI: Isku aadka wareega 16-ka Europe League oo la soo saaray….(Chelsea iyo Arsenal oo la kala leexiyay)
(Europe) 22 Feb 2019. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 16-ka Europe League iyadoona la kala weeciyay kooxaha reer…
Read More »