Day: February 20, 2019
-
Champ' League
Atletico Madrid oo garaacday Juventus iyo Man city oo guul dirqi ah ka gaartay Schalke 04 +SAWIRO
(Yurub ) 21 Feb 2019 Kulamo ka tirsan tartanka champions league wareegiisa 16-ka ayaa caawa lagu ciyaaro garoomo ka tirsan…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Atletico Madrid Vs Juventus
(Champions League) 20 Feb 2019. Kooxaha Atletico Madrid Vs Juventus ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Schalke Vs Manchester City
(Champions League) 20 Feb 2019. Kooxaha Schalke Vs Manchester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League…
Read More » -
Champ' League
“Juventus waxay awood u leedahay inay ku guuleysato Champions League”
(PSG) 20 Feb 2019.Tababarihii hore kooxda Manchester Unitedee ee Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay in Juventus ay ku guuleysan karto xilli…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo heshiis la saxiixatay weeraryahan da’yar ah
(Liverpool) 20 Feb 2019. Naadiga Liverpool ayaa waxa ay maanta heshiis la saxiixdeen weeraryahanka da’da yar ee Paul Glatzel, kaas…
Read More » -
England
“Arsene Wenger waa tababaraha ku haboon in uu Maurizio Sarri ka beddelo xilka Chelsea”
(London) 20 Feb 2019. Goolhayihii hore ee kooxda Arsenal ee waddanka Ingiriiska David Seaman ayaa sheegay in Arsene Wenger uu…
Read More » -
Spain
“Marcelo oo qura ma ahane Real Madrid waa inay beddeshaa kala bar ciyaartoyda haatan u ciyaarta”
(Madrid) 20 Feb 2019. Tababarihii hore ee kooxda Real Madrid ee waddanka Spain John Toshack ayaa ku baaqay in isku…
Read More » -
Wararka
Harry Kane oo ka soo bogsooday dhaawicii uu ku maqnaa tababarkana la bilaabay kooxdiisa Tottenham
(London) 20 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda Tottenham iyo xulka Ingiriiska Harry Kane oo dhaawac canqowga ah kaga maqnaa garoommada tan…
Read More » -
England
Gareth Bale wuxuu doonayaa Manchester United balse Real Madrid waxay la doonaysaa inuu ku biiro Chelsea si ay u hesho…
(Madrid) 20 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee waddanka Spain ayaa diyaar u ah in ay iska iibiso laacibkeeda…
Read More » -
France
“Labo Maalmood ayaan ku dhex ooynayay Gurigeyga.” – Neymar
(PSG) 20 Feb 2019. Xidiga reer Brazil ee Neymar Jr ayaa shaaca ka qaaday sir ku aadan inuu mudo labo maalmood…
Read More »