Xiddigaha Man United oo isku wada taagay Ookiyaal/Indho-gashi kaddib markii ay…..

(Manchester) 19 Feb 2019. Xiddigaha Manchester United ayaa Ookiyaal/Indho-gashi iska wada safay kaddib markii ay kooxdoodu heshiis rasmi ah la gaartay Shirkadda Maui Jim oo ka ganacsata indho-gashiga oo ay ii dheh u sameyn doonto.

Shirkadan waqti hore laga aas aasay Hawaii ee dalka Mareykanka ayaa iminka heshiis qaali ah la gaartay Manchester.

Anthony Martial, Fred, Ander Herrera, David De Gea iyo xiddigaha Xaragada jecel ee Pogba iyo Lingard ayaa isku wada taagay Indho-gashiga ay dhawaan kooxdoodu heshiiska la gaartay.

DAAWO SAWIRRO:

 Paul Pogba showed off his style with the new partnership

 Jesse Lingard is also no stranger to a fashion item

 Anthony Martial was one of the players to promote the eyewear

 Fans will be able to purchase the glasses from February 26

 The Maui Jim sunglasses have progressed from Hawaii to Manchester

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close