Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Liverpool Vs Bayern München

(Champions League) 18 Feb 2019. Kooxaha Liverpool Vs Bayern München ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Liverpool Vs Bayern München:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Fabinho, Matip, Robertson, Henderson, Wijnaldum, Keita, Salah, Mane, Firmino

Bayern München: Neuer; Kimmich, Süle, Hummels, Alaba; Thiago, Javi Martínez, James; Gnabry, Lewandowski, Coman.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close