SAWIR laga qabtay kulankii xalay ee Manchester United iyo Chelsea oo Caan ka noqday Baraha Bulshada

(England) 19 Feb 2019. Manchester United ayaa xalay FA Cup ka reebtay Chelsea kaddib markii ay uga adkaatay 2-0 xilli lagu ciyaarayay Stamford Bridge.

Waxaa Baraha Bulshada qabsday Sawir laga qaaday da’yarka Chelsea Hudson-Odoi kaa oo il kulul ku eegayay tababare Sarri.

Macalinka Mayilka adag ee reer Talyaani ayaa mar ay ciyaartu gabo-gabo ku socoto garoonka ka saaray Cesar Azpilicueta isagoona ku badelay Zappacosta halkii uu Weeraryahan keeni lahaa.

18-jirka farsamada badan Hudson-Odoi  ayay Kaamirooyinka soo qabteen isagoo si xun u eegaya Sarri kaddib markii uu qaatay go’aanka inuu Daafac garoonka galiyo isna uu keydka uga tago.

EEG SAWIRKA qabsaday Baraha Bulshada.

 Hudson-Odoi went viral after he gave Sarri this look after he chose to put Davide Zappacosta on instead of him

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close