Guardiola oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hortagayo kulanka habeen dambe ee Schalke… Iyo AFAR xidig oo liiskan ka maqan

(Manchester) 19 Feb 2019. Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah xidigaha Sky Blues ee kaga qeyb galaya kulanka habeen dambe ay kula ciyaari doonaan Schalke 04.

Kooxaha Schalke 04 iyo Manchester City ayaa habeen dambe fooda isku dari doona kulankooda lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League.

Liiska ciyaartoyda kooxda Manchester City uu ku dhawaaqay tababare Pep Guardiola ayaa waxaa ka maqan 4 xidig kuwaasoo kala ah John Stones, Gabriel Jesus, Benjamin Mendy, Fabian Delph.

Hadaba liiska uu ku dhawaaqay tababare Pep Guardiola si ay kag qeyb galaan kulanka habeen dambe Schalke 04 ayaa kala ah:

Goolhaayaasha: Ederson, Arijanet Muric, Grimshaw

Difaacyada: Otamendi, Laporte, Kompany, Danilo, Walker, Zinchenko, Sandler

Khadka dhexe: Fernandinho, David Silva, De Bruyne, Bernardo Silva, İlkay Gündoğan, Phil Foden

Weerarka: Sergio Agüero, Leroy Sané, Raheem Sterling, Riyad Mahrez.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close