Day: February 19, 2019
-
Champ' League
Liverpool iyo Bayern oo is mari wayey iyo Lyon oo taako u dhigatya Barcelona
(Yurub ) 20 Feb 2019 Kulamo ka tirsan tartan Champions League wareegiisa 16-ka ayaa la ciyaaray waxaana fooda is daray…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Lyon Vs Barcelona
(Champions League) 18 Feb 2019. Kooxaha Lyon Vs Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Faransiiska oo baaritaan ku samaynaya 12 Milyan oo Fayl oo dhanka kubadda cagta iyo fadeexado laga cabsi qabo
(Paris) 19 Feb 2019. Xeer ilaaliyaha maaliyadda Faransiiska ayaa daaha ka rogay in baaritaan lagu samaynayo 12 milyan oo…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Liverpool Vs Bayern München
(Champions League) 18 Feb 2019. Kooxaha Liverpool Vs Bayern München ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Guardiola oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hortagayo kulanka habeen dambe ee Schalke… Iyo AFAR xidig oo liiskan ka maqan
(Manchester) 19 Feb 2019. Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah xidigaha Sky Blues ee kaga…
Read More » -
England
SAWIR laga qabtay kulankii xalay ee Manchester United iyo Chelsea oo Caan ka noqday Baraha Bulshada
(England) 19 Feb 2019. Manchester United ayaa xalay FA Cup ka reebtay Chelsea kaddib markii ay uga adkaatay 2-0 xilli…
Read More » -
Spain
Maxaa ka soo baxay markii la is barbar dhigay Benzema iyo Messi markii mid waliba ciyaaray kulankiisii 300 ee La Liga ah?
(Madrid) 19 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee waddanka Spain Karim Benzema ayaa gaaray kulankiisii 300 ee La Liga,…
Read More » -
Soomaaliya
Elman oo galabta guul kaga gaartay Kooxda Heegan horyaalka Somali Premier League
(Soomaaliya) 19 Feb 2019. Kooxda Elman ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Heegan kadib markii ay ugu adkaatay 3-1, ciyaar…
Read More » -
England
Salaantii xalay ee Callum Hudson-Odoi iyo Tababare Solskjaer oo macno kale xambaarsanayd
(London) 19 Feb 2019. Ciyaartii xalay garoonka Stamford Bridge ku dhex martay kooxaha Chelsea iyo Manchester United 0-2 ee ka…
Read More » -
Italy
Leonardo Bonucci “Real Madrid ayaa xagaagii hore isoo dalbatay waana diiday in aan ku biiro”
(Turin) 19 Feb 2019. Daafaca kooxda Juventus iyo xulka Talyaaniga Leonardo Bonucci ayaa sheegay in xagaagii hore ay soo dalbatay…
Read More »