Solari oo si RASMI ah ugu dhawaaqay Liiska xidigaha Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Girona

(Real Madrid) 17 Feb 2019. Qaar ka mid ah xidigaha kooxda Real Madrid ayaa ka maqnaan doona kulanka horyaalka La Liga ay maanta la ciyaari doonaan kooxda Girona, kaasoo ka tirsan kulamada 24-aad ee xili ciyaareedkan.

Hadab liiska rasmiga ee xidigaha kooxda Real Madrid uu ku dhawaaqay tababare Santiago Solari, ayaa waxaa ka maqan xidigaha Luka Modric, Isco, Vallejo, Marcos Llorente iyo Brahim Diaz.

Luka Modric ayaa kulankan ku seegi doona ganaax, kadib markii uu aruursaday kaarar badan ee digniin ah.

Hadaba xidigaha Real Madrid uu u soo xushay tababare Santiago Solari inay ka qeyb qaataan kulanka maanta ee kooxda Girona ayaa kala ah:

DzjU8sMXQAARZnI

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close