Shaxda rasmiga ah kulanka horyaalka La Liga ee kooxaha Real Madrid Vs Girona

(La Liga) 17 Feb 2019. Kooxaha Real Madrid Vs Girona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka La Liga ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Real Madrid Vs Girona:

Real Madrid: Courtois, Odriozola, Varane, Ramos, Marcelo; Casemiro, Kroos, Ceballos; Lucas, Benzema, Asensio.

Girona: Bono; Pedro Porro, Ramalho, Alcalá, Juanpe, Raúl García; Pere Pons, Douglas Luiz, Granell; Portu, Stuani.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close