SAWIRRO: Ronaldo iyo Dybala oo Xalay kala TABAL CAAREYSTAY Dabaal Degyadooda Caanka ah

(Italy) 16 Dis 2019. Juventus ayaa weli laga adkaan la’yahay horyaalka Talyaaniga 24-kulan oo ay ciyaartay kal ciyaareedkan kaddib markii ay xalay 3-0 uga adkaatay naadiga Frosinone.

Ronaldo iyo Dybala oo min gool dhaliyay ayaa is dhaafsaday dabaal degyadooda caanka ah.

Labada xiddig ayaa kulamadii dambe waxaa dhex marayay is fahan aad u ballaaran.

Dybala ayaa goolka koowaad ku daah furay ciyaarta halka Ronaldo oo isna ku soo xiray, labada laacib ayaana iska tabal caareystay dabaal degyada ay ku caanka bexeen.

Haddaba EEG:

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close