Manchester City oo u gudubtay wareega SIDEED DHAMMAADKA FA Cup, kadib markii ay ka adkaatay Newport County + SAWIRO

(Fa Cup) 16 Feb 2019 Kooxda Man city ayaa guul muhiim ah ka gaartay Newport County kulan ka tirsan wareega shanaad ee tartanka Fa Cup .

Kooxda difaacaneysa horyaalka Premier league ayaa ku guul dareesatay in qeebtii koowaad ee ciyaarta ay dhaliso wax gool ah , sidookale Newport County ayaa dhankeeda wax gool dhalin qeebtii koowaad ee ciyaarta .

Qeebtii koowaad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay bareejo 0-0 , balse qeetii dambe ee ciyaarata Kooxda Man City waxaa u suura gashay in ay la yimaadaan afar gool .

Goolka koowaad waxaa daqiiqadii 51-ee ciyaarta dhaliyey laacibka xawaaraha badan ee Sane waxaana caawinteeda lahaa laacibka reer Barazil ee Jesus.

Daqiiqadii 75-aad waxaa yimid goolkii labaad ee ciyaarta waxaan Manchester City goolkaas u saxiixay da’yarkooda lagu magacaabo Foden.

Kooxda Newport County ayaa la timid gool waxaana u dhaliyey Amond daqiiqadii 88 -aad ee ciyaarta , balse daqiiqado ka dib City ayaa la timid labo gool waxaana dhaliyey Foden oo  mar kale shabaqa gaaray iyo Mahrez .

Ugu dambeen ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 4-1oo ay guusha ku raacday kooxda Man city oo todobaadkan gudihiisa ciyaareyso tartanka Champions league .

Leroy Sane watches his effort bounce into the far corner as Newport County goalkeeper Joe Day fails to keep the shot out

Phil Foden, rather than tap the ball home, leaves it to spin into the empty net, allowing Sane to claim the goal

The German winger is congratulated by team-mates including Riyad Mahrez and Phil Foden after opening the scoring

The shot from Sane was so powerful that Day had to receive treatment for a bloody nose after it smacked him in the face

Foden celebrates after doubling the lead for the Premier League champions at Rodney Parade in the 75th minute

Tyreeq Bakinson had the best of the opening chances for the hosts but was denied by a superb save from City's Ederson

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close