Day: February 16, 2019
-
Horyaallada
Barcelona oo guul dirqi ah ka gaartay kooxda Real Valladolid + Sawiro
(Spain) 17 Feb 2019 Waxaa soo dhamaaday kulan ciyaareedkii u dhexeeyey kooxaha Barcelona iyo Real Valladolid oo ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
England
Ashley Cole oo Caawa qabtay wax uu qaban waayay Sanadihii uu u ciyaarayay Arsenal iyo Chelsea…..+SAWIRRO
(England) 16 Feb 2019. Daaficii Chelsea iyo Arsenal Ashley Cole ayaa caawa dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ebid ee FA Cup…
Read More » -
England
Manchester City oo u gudubtay wareega SIDEED DHAMMAADKA FA Cup, kadib markii ay ka adkaatay Newport County + SAWIRO
(Fa Cup) 16 Feb 2019 Kooxda Man city ayaa guul muhiim ah ka gaartay Newport County kulan ka tirsan wareega…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka horyaalka La Liga ee kooxaha Barcelona Vs Valladolid
(La Liga) 16 Feb 2019. Kooxaha Barcelona Vs Valladolid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka La Liga…
Read More » -
England
EEG: SHAXDA la filayo in tababare Solskjær uu kusoo galo kulanka Chelsea, xili Man United ay qabto dhaawacyo xoogan
(Manchester) 16 Feb 2019. Wargeyska “Daily Express” ee dalka England ayaa shaaca ka qaaday shaxda lafilayo inuu ku soo galo doono…
Read More » -
England
Sir Alex Ferguson oo 6 sanadood kaddib mar kale tababare u noqonaya Manchester United
(Manchester) 16 Feb 2019. Tababarihii hore ee rug cadaaga ah ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa mar kale dib…
Read More » -
Italy
Koulibaly oo ka hadlay codsiyada faraha badan ee soo gaaraya xilli uusan hilmaamin midab takoorkii lagu sameeyay
(Napoli) 16 Feb 2019. Daafaca kooxda Napoli iyo xulka Senegal Kalidou Koulibaly ayaa soo dhoweeyey codsiyada badan ee soo gaaraya…
Read More » -
England
Gooni isu taagga Ingiriiska ee Brexit saameyn ma ku yeelan doontaa Horyaalka Ingiriiska ee Premier League?
(London) 16 Feb 2019. Iyadoo 29 bisha soo socota ee Maarso uu Ingiriisku qorshaynayo in uu si rasmi ah uga…
Read More » -
England
Dimitar Berbatov oo kooxdiisii hore ee Man United u tilmamay xidig ay qasab tahay in ay la saxiixdaan
(Manchester) 16 Feb 2019. Halyeeygii hore Manchester United Berbatov ayaa kooxdiisii hore ugu baaqay inay la soo saxiixdaan xidiga khadka…
Read More » -
Italy
Del Piero oo si cad ugu soo horjeestay hal arin ku saabsan Cristiano Ronaldo
(Juventus) 16 Feb 2019. Halyeeyga kooxda Juventus Alessandro Del Piero ayaa ku jees jeesay Cristiano Ronaldo, sababa la xiriira tuurista laadadka…
Read More »