Taageere Xalay dhexda ku dhagay Hazard xilli uu laacibka u muuqday mid arga-gaxsan iyo UEFA oo eegeysa arrinkan…+SAWIRRO

(Europe) 15 Feb 2019. Eden Hazard oo dhamaadka ciyaarta badel ku soo galay kulankii xalay ay Chelsea ka adkaatay Malmo wareega 32-aad ee Europe League ayaa markii ay ciyaartu dhammaatay waxaa eryaday taageere oo dhexda ka qabsaday.

Ilaalada garoonka ayaa durba soo kala dhex galay laakiin 28-jirka reer Belgium ayaa waxaa ka muuqday Arga-gax ka hor inta uusan Maaliyada siin taageerihii dhexda ku dhagay.

UEFA ayay u badan tahay inay eegi doonaan dhacdadan xalay ka dhacday Swedbank stadium ee Malmo.

Blues ayaa waxay ku adkaatay labo gool ay labada qeyb kala dhaliyeen Ross Barkley iyo Olivier Giroud.

DAAWO SAWIRRO:

 Eden Hazard is grabbed from behind by a pitch invader

 Stewards quickly got involved after the 2-1 win in Sweden

 Eden Hazard tries to get away from the pitch invader

 Eden Hazard gave his shirt to the fan after stewards got involved

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close