Day: February 15, 2019
-
Horyaallada
Juvantus oo sidii daadki oo kale u qaadatay kooxda Frosinone +Sawiro
(Serie A) 16 Feb 2019 Kooxda Juvantus ayaa guul raaxo leh ka gaartay dhigeeda kooxda Frosinone kulan ka tirsan horyaalka…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka horyaalka Serie A ee kooxaha Juventus Vs Frosinone
(Serie A) 15 Feb 2019. Kooxaha Juventus Vs Frosinone ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Serie A…
Read More » -
Uncategorized1
Miyuu Neymar Jr yahay ciyaaryahanka ugu fiican Brazil, kadib Pele? – Mourinho ayaa ka jawaabay
(Brazil) 15 Feb 2019. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa qeyb kasoo noqday dooda maalmahan oo dhan soo jirtay ee…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde oo ka hadlay heshiiska cusub uu u saxiixay kooxdiisa Barcelona
(Barcelona) 15 Feb 2019. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa xaqiijiyay in go’aankii uu qandaraaska ugu kordhiyay Blaugrana uu ahaa…
Read More » -
England
Inter Milan oo bedelka Mauro Icardi ka dhex aragta kooxda Manchester United… (Waa kee Weeraryahanka ay qaadanayso?)
(Milano) 15 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa soo qaadan doonta Weeraryahanka naadiga Manchester United…
Read More » -
Germany
RASMI: Ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta Xiddiga bisha Janaayo ee horyaalka Bundesliga oo la shaaciyey
(Munich) 15 Feb 2019. Xiddiga kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee Leon Goretzka ayaa ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa…
Read More » -
Champ' League
Manchester United oo xaqiijisay mudada ay garoomada ka maqnaan doonaan Anthony Martial iyo Jesse Lingard
(Manchester) 15 Feb 2019. Macallin Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyey in Anthony Martial iyo Jesse Lingard ay ka maqnaan doonaan…
Read More » -
Wararka
Afar dowladood oo soo gudbiyay qorshe ay ku doonayaan inay si wada jir ah u marti geliyaan Koobka Adduunka 2030-ka
(Santiago) 15 Feb 2019. Wadamada Agentine, Paraguay, Uruguay iyo Chile ayaa si rasmi ah u soo bandhigay qorshahooda ay ku…
Read More » -
Horyaallada
Ronaldo oo Sabtida ku soo laabanaya garoonka Camp Nou
(Barcelona) 15 Feb 2019. Ronaldo ayaa la soo warinayaa inuu dib ugu soo laaban doono garoonka Camp Nou berrito oo…
Read More » -
Spain
Sidee ayey noqon doontaa shaxda ay ku soo geli doonto kooxda Real Madrid kulanka Girona?
(Madrid) 15 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa eegeysa inay sii dheereysato rikoorkeeda guulaha, isla markaana ay gaarto…
Read More »