Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Malmoe Vs Chelsea

(Yurub) 14 Feb 2019. Kooxaha Malmoe FF Vs Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Europa League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Malmoe FF Vs Chelsea:

Malmoe: Dahlin, Vindheim, Nielsen, Bengtsson, Safari, Traustason, Christiansen, Bachirou, Rieks, Antonsson, Rosenberg.

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Luiz, Christensen, Emerson, Barkley, Jorginho, Kovacic, Willian, Giroud, Pedro.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close