Lingard iyo Martial oo seegi kara kulanka Chelsea ee Isniinta…..(Arag SHAXDA ay ku soo gali karto Man United)

(England) 14 Feb 2019. Xiddigaha Safka hore ee Manchester United Anthony Martial iyo Jesse Lingard ayaa dhaawacyo ku seegi kara kulanka Isniinta ay la yeelan doonaan Chelsea.

Labada xiddig ayaa dhaawacyo looga saaray ciyaartiia ay Man United guul darrada kala kulantay PSG lugta hore ee wareega 16 ka Champions League.

Blues ayaa marti galin doonta Red Devils wareega 5-aad ee FA Cup.

Haddaba EEG Safka ay ku soo gali karto Man United haddii ay ka maqnaadaan Martial iyo Lingard:

 Manchester United could be forced to mix things up in attack if Anthony Martial and Jesse Lingard are out

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close