Day: February 14, 2019
-
England
Chelsea oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Malmoe + Sawiro
(Europe) 15 Feb 2019 Kooxda Chelsea ayaa guul ka gaartay kooxda Malmoe kulan ka tirsan wareega 32-da kooxd ee tartanka…
Read More » -
England
BATE oo Beerka uga dhacday Arsenal iyo Inter Milan oo badisay….+SAWIRRO
( Europe ) 14 Feb 2019. BATE Borisov ayaa guul lama filaan ah ka gaartay Arsenal kaddib markii ay gool madi…
Read More » -
England
Lingard iyo Martial oo seegi kara kulanka Chelsea ee Isniinta…..(Arag SHAXDA ay ku soo gali karto Man United)
(England) 14 Feb 2019. Xiddigaha Safka hore ee Manchester United Anthony Martial iyo Jesse Lingard ayaa dhaawacyo ku seegi kara kulanka…
Read More » -
Wararka
Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Malmoe Vs Chelsea
(Yurub) 14 Feb 2019. Kooxaha Malmoe FF Vs Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Europa League ee…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Sergio Ramos oo Baaritaano lagu bilaabay iyo Laacibka oo Ganaax wajihi kara
(Europe) 14 Feb 2019. Xiriirka Kubbada Cagta Yurub ee UEFA ayaa xaqiijiyay inay baaritaano ku bilaabayaan hadaladii ka soo yeeray…
Read More » -
Spain
Tababare Valverde oo ka hadlay xaalada xidigaha Messi iyo Umtiti, kahor kulanka Valladolid
(Real Madrid) 14 Feb 2019. Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ka hadlay go’aankiisa kaga aadan halyeeyga reer Argantina ee Lionel…
Read More » -
Spain
“Benzema si kasta ayuu ii caawiyay” – Vinícius Jr
(Real Madrid) 14 Feb 2019. Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid Vinícius Júnior ayaa kaga mahad celiyay saaxiibkiis kula sugan kooxda sida uu…
Read More » -
England
Imisa Milyan ayaa kaga baxday Manchester United ceyrintii Jose Mourinho iyo istaafkiisii?
(Manchester) 14 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ceyrintii tababareheedii hore ee Jose Mourinho waxaa kaga baxday 19.6…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal caawa waxaa Europa League ku wajahaya ciyaaryahankeedii hore… (Waa kee?)
(Yurub) 14 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa caawa booqanaysa kulan ka tirsan Wareegga 32-ka kooxood ee Europa League…
Read More » -
Soomaaliya
Dekadda oo SIDEED Gool u saarisay Jeenayo Horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 14 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa galabta guul raaxo leh ka gaartay naadiga Jeenyo kadib markii ay ugu…
Read More »