Mbappé iyo Verratti oo lagu xayiray Old Trafford kaddib ciyaartii xalay (maxay tahay sababtaas?)

(Manchester) 13 Feb 2019.  Markii ay dhammaatay ciyaartii Manchester United iyo Paris Saint-Germain ee lugtii hore ee 16 dhammaadka Horyaallada Yurub ee xalay ka dhacday Old Trafford taasoo 2-0 ay libintu ku raacday PSG waxaa dib u dhacay safarkii duulimaad ee naadiga Faransiiska.

Kooxda uu hoggaamiyo tababare Thomas Tuchel ee Faransiiska ayaa kaddib xalay waxaa safarkoodii Paris uu dib u dhacay saacad illaa 1:20am, kaddib markii xiddigaha PSG ee Kylian Mbappé iyo Verratti lagu joojiyay Old Trafford kaddibna laga qaaday tijaabo caafimaad oo looga baarayo isticmaalka dawooyinka ka manuuca ah ciyaartoyda.

Intaa kaddib markii howshaasi soo dhammaatay ayaa ciyaartoyda Faransiiska oo ku labisan labiska Jordan waxa ay sii wateen safarkoodii, dibna ugu laabteen caasimadda Faransiiska.

 Marco Verratti and Kylian Mbappe were held up at Old Trafford

 Angel Di Maria taunted the United fans at Old Trafford

 Presnel Kimpembe scored the opener to pile the pressure on United

 Brazilian ace Dani Alves making his way to the plane after the match

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close