Xog Gaaban oo aad u baahan tahay inaad Ogaato ka hor kulanka Caawa ee Manchester United iyo PSG

(Europe) 12 Feb 2019. Manchester United ayaa caawa mininkeeda Old Trafford ku marti galin doonta PSG lugta hore ee wareega 16-ka Champions League.

Haddaba waxaan halkan idin kugu soo ururinay xog Gaaban oo ku aadan kulankan xiisaha badan.

Xiddigaha u soo wada ciyaara labada koox, kuwa mar isku koox noqday, kuwa isku Dalka ah, kuwa ka soo ciyaaray horyaalka Faransiiska iyo kuwa ka soo xamaashay Premier League.

Xiddigaha labada kooxba isku maray:

Kaliya Ángel Di María ayaa u soo wada ciyaaray Man United iyo PSG kaas oo ku sugnaa United  2014/15 waxa uuna u dhaliyey sedex gool  27-kulan oo  Premier League.

Xiddigaha ka tirsan United ee ka soo ciyaaray Horyaalka Faransiiska :

Anthony Martial (Lyon 2012/13, Monaco 2013–15)

Sergio Romero (Monaco 2013/14).

Xiddigaha ka tirsan PSG ee ka soo ciyaaray Ingiriiska :

Eric-Maxim Choupo-Moting (Stoke 2017/18)

Lassana Diarra (Chelsea 2005–07, Arsenal 2007/08, Portsmouth 2008/09).

Kuwa horey isku kooxda u soo noqday:

Paul Pogba & Gianluigi Buffon (Juventus 2012–16)

Alexis Sánchez & Dani Alves (Barcelona, 2011–14)

Alexis Sánchez & Neymar (Barcelona, 2013/14)

Anthony Martial & Layvin Kurzawa (Monaco, 2013–15)

Sergio Romero & Layvin Kurzawa (Monaco 2013/14)

Kuwa Isku dalka ka soo jeeda:

Matteo Darmian & Gianluigi Buffon, Marco Verratti (Italy)

Paul Pogba, Anthony Martial & Alphonse Areola, Pascal Kimpembe, Layvin Kurzawa, Lassana Diarra, Adrien Rabiot, Kylian Mbappé (France)

Fred & Thiago Silva, Marquinhos, Dani Alves, Neymar (Brazil)

Romelu Lukaku & Thomas Meunier (Belgium)

David de Gea, Juan Mata, Ander Herrera & Juan Bernat (Spain)

Sergio Romero, Marcos Rojo & Ángel Di María, Leandro Paredes (Argentina).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close