Solari oo si RASMI ah ugu dhawaaqay Liiska xiddigaha Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Ajax… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)

(Real Madrid) 12 Feb 2019. Santiago Solari ayaa ku dhaaqay liiska xidigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulnka habeen dambe Ajax ee wareega 16-ka tartanka Champions League.

Macalinka reer Argantina ayaa go’aansaday in liiskan uu ugu wada yeero dhamaan ciyaartoydiisa, marka laga reebo Isco oo dhaawac ku maqan, kaasoo xanuun dhanka dhabarka ah qaba sida warbixinta ku xusan.

Sidoo kale waxaa liiskan kooxda Real Madrid ka maqan laacib kale, sababa la xiiira inuusn wali kasoo kabanin dhaawaca uu qabo waana Luca Zidane.

Hadaba xidigaha uu ula safri doo tababare Santiago Solari magaalada Amsterdam ayaa ka kooban 23 ciyaartoy, kuwaasoo kal ah:

Goolhaayeyaasha: Keylor Navas, Thibaut Courtois, alotaibi.

Difaacyada: Carvajal, Ramos, Nacho, Varane, Vallejo, Marcelo, Odriozola, Reguilón.

Khadka Dhexe: Kroos, Modrić, Casemiro, Ceballos, Valverde, Asensio, Brahim Díaz.

Weerarka: Benzema, Bale, Vasquez, Vinícius Jr, Mariano.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close