SAWIRRO: PSG oo soo gaartay England ka hor kulankooda habeen dambe ee Manchester United

(England) 11 Feb 2019. Xiddiga PSG ayaa soo gaaray England ka hor kulankooda habeen dambe ee Manchester United.

Kooxda reer France ayaa lugta hore ee wareega 16-ka Champions League ku wajaheysa Red Devils iyadoo ay ka maqan yihiin xiddigaheeda muhiimka ah ee Cavani iyo Neymar.

Wiilasha ka soo jeeda Koonfur America ayaa labaduba dhaawac ku maqnaan doona kulanka habeen dambe, balse marka laga soo tago labadaas Thomas Tuchel ayaa heysta shax dhammeystiran.

Eeg SAWIRRADA PSG oo soo gaartay England:

 Neymar lead the way as PSG flew to Manchester this morning

 Gianluigi Buffon was also spotted making the flight from Paris to Manchester

 Dani Alves was spotted flying into England for tomorrow's huge game

 Tuchel led his PSG squad to Manchester without Neymar and Cavani

 Angel Di Maria may take on a chunk of the attacking responsibility

 PSG headed to England today preparing to take on Man Utd

 Kylian Mbappe gave the thumbs up as he prepared to board the flight

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close