Day: February 11, 2019
-
England
RASMI: Aaron Ramsey oo ku biiray Juventus
(Europe) 11 Feb 2019. Juventus ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay xiddiga qadka dhexe Arsenal ee Aaron Ramsey. Xiddiga…
Read More » -
Champ' League
Martial oo kahor kulanka PSG ka hadlay farqiga u dhexeeya macalimiinta Solskjær iyo Mourinho
(Manchester) 11 Feb 2019. Weeraryahanka Manchester United Anthony Martial ayaa xaqiijiyay in sii joogi taanka tababare Ole Gunnar Solskjær xili ciyaareedka…
Read More » -
Aasiya
Le Monde: ‘Xiddigaha Afrikaanta ah ee ay Qatar Jinsiyadda siisay ayaa u horseeday guushii Koobka Asia’
(Paris) 11 Feb, 2019 Wargeyska caanka ah ee ‘Le Monde’ ee ka soo baxa waddanka Faransiiska ayaa qoray in guushii taariikhiga…
Read More » -
Champ' League
Jose mourinho oo helay shaqo cusub .tolow maxey tahay?
(champions leage ) 11 Feb 2019 Macalinkii hore ee kooxda Manchester united Jose Mourinho ayaa marti ku noqon doono barnaamij…
Read More » -
Wararka
Waa kee xidigga ay Juventus doonayso inay ku soo iibsato lacagtii ugu badneyd ee ciyaartooy ku soo gadato taariikhda?
(Liverpool) 11 Feb 2019 Wararka ka imaanaya Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda kubadda cagta Juventus ay qorsheyneyso in qiimihii ugu sarreeyay…
Read More » -
Champ' League
SAWIRRO: PSG oo soo gaartay England ka hor kulankooda habeen dambe ee Manchester United
(England) 11 Feb 2019. Xiddiga PSG ayaa soo gaaray England ka hor kulankooda habeen dambe ee Manchester United. Kooxda reer…
Read More » -
England
RASMI: Ashley Young oo heshiis cusub u kordhiyay kooxda Manchester United
(Manchester) 11 Feb, 2019 Kooxda kubadda cagta Manchester United ee waddanka Ingiriiska ayaa shaacisay in ay heshiiska u kordhisay Daafeceeda…
Read More » -
Italy
Mid ka mid ah kooxaha waa Weyn ee Yurub oo diyaar la ah £ 175m si ay u soo xero galiso Maxamed Saalax
(Yurub) 11 Feb 2019. Xidiga xulka qaranka Masar iyo Liverpool ayaa qeyb kasoo noqday qorshaha kooxda Juventus, kadib marka uu furmo…
Read More » -
England
DEG-DEG: Xidiggii hore ee Manchester United Paul Scholes oo loo magacaabay xil Tababarenimo
(Manchester) 11 Feb, 2019 Laacibkii hore ee Khadka dhexe ee kooxda Manchester United iyo xulka Ingiriiska, Paul Scholes ayaa si…
Read More » -
Spain
“Vinícius Júnior marna kuma xasuusn karo xidigii hore kooxda Real Madrid” – Jorge Valdano
(Real Madrid) 11 Feb 2019. Halyeeyga kooxda Real Madrid Jorge Valdano ayaa ammaanay qaab ciyaareedka ciyaaryahanka da’ada yar ee reer Brazil…
Read More »