Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Athletic Bilbao Vs Barcelona

(La Liga) 10 Feb 2019. Kooxaha Athletic BilbaoVs Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka La Liga ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Athletic BilbaoVs Barcelona:

Athletic Bilbao Iago Herrerin, De Marcos, Yeray, Martinez, Balenziaga, Etxebarria, Garcia, Susaeta, Raul Garcia, Berchiche, Williams

Barcelona:Ter Stegen; Sergi Roberto, Piqué, Lenglet, Semedo; Rakitic, Busquets, Arturo Vidal; Coutinho, Messi, Luis Suárez.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close