SAWIRRO LA HELAY: Diyaaradii la dhacday Sala oo laga soo saaray Gunta hoose ee Badda

(Europe) 09 Feb 2019. Waxaa ugu dambeyn la xaqiijiyay inuu Geeriyooday Emiliano Sala kaddib markii la soo helay Meydkiisa.

Meydka ayaa Arbacadii laga dhex helay dayuuradii yareyd taa oo laga soo saaray biyaha hoose ee badda Woqooyinka Guernsey, kaddib labo usbuuc oo la waysanaa.

Yeelkeede, waxaa weli la la’yahay Duuliyihii Dayuurada David Ibbotson.

Haddaba waxaa iminka la soo bandhigay Sawirrada Dayuurada nuuceedu ahayd Piper Malibu N264DB ee badda kula dhacday Sala iyo Duuliyaha.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close