DAAWO: Goos Gooska Xiddiga Dhawaan la Xaqiijiyay Geeridiisa kaddib markii la helay MEYDKIISA

(Europe) 08 Feb 2019. Waxaa ugu dambeyn la xaqiijiyay inuu Geeriyooday Emiliano Sala kaddib markii la soo helay Meydkiisa.

Meydka ayaa Arbacadii laga dhex helay dayuuradii yareyd taa oo laga soo saaray biyaha hoose ee badda Woqooyinka Guernsey, kaddib labo usbuuc oo la waysanaa.

Haddaba Daawo Goos Gooska Xiddiga Geeriyooday ee Sala:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close