Ramos oo Dhabarka lagu socodsiiyay Goysmo darteed kulankii Xalay ee El Clasico…..(Bal DAAWO tan ku dhacday)

(Spain) 07 Feb 2019. Barcelona ayaa bar-baro ka raadisay Real Madrid ciyaartii xalay ee El Clasico lugta hore ee wareega afar dhammaadka Copa del Rey ee ka dhacay Camp Nou.

Yeelkeede, waxaa baraha bulshada aad looga hadal hayaa goysmo aan innaba cadi ahayn uu Nelson Semedo ku dhigay kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos.

 Sergio Ramos was left slumped in a pile on the floor by the Nou Camp advertising boards

Samedo ayaa diilinta ganaaxa ku dhex ordayay mar uu haadka ka arkay Ramos oo si aan xakameysneyn u ugaarsanaya, si qurux badan ayuuna ugu qabtay kubbada oo Daafaca reer Spain ayaa dhabarka ku socday ilaa Boorka xayaysiinta isagoo waliba helin kubbadii uu u dagaalamayay.

Bal DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close