Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Barcelona vs Real Madrid

(Copa del Rey) 06 Feb 2019. Kooxaha Barcelona vs Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Copa del Rey ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Barcelona vs Real Madrid:

Barcelona: Stegen, Semedo, Piqué, Lenglet, Alba, Busquets, Rakitic, Arthur, Malcom, Coutinho, Suárez.

Real Madrid:  Navas; Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo; Marcos Llorente, Kroos, Modric; Lucas Vázquez, Benzema, Vinicius.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close