Ramos oo RIKOODH cajiib ah ka sameeyay kulanka haatan socda ee El Clasico

(Copa del Rey) 06 Feb 2019. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa galay taariikhda kulamada El Clasico.

Sergio Ramos ayaa noqday xidiga 4-aad ee ugu safashada badan kulamada El Clasico ee kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.

Hadaba kulanka El Clasico-da ee haatan ka soconaya garoonka Cump Nou ayaa ah taariikhda kulankii 40-aad uu Sergio Ramos kaga soo muuqdo maaliyada kooxda Real Madrid.

Kaliya Manolo Sanchez, Francisco Gento iyo Xavi Hernández ayaa ah ciyaartoyda kaliya ee taariikhda kaga safashada badan Ramos kulamada El Clasico.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close