Day: February 6, 2019
-
Spain
Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo isku mari waayay garoonka Cump Nou + SAWIRO
(Copa del Rey) 07 Feb 2019. Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa is mari waayay, kadib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Manchester city oo la wareegtay hogaanka horyaalka, kadib markii ay ka talabsatay Everton + SAWIRO
(England) 07 Feb 2019. Manchester city ayaa dhagta dhiiga u dartay kooxda Everton oo lagu ciyarayey garoonkeeda , dheesha ayaa…
Read More » -
Spain
Ramos oo RIKOODH cajiib ah ka sameeyay kulanka haatan socda ee El Clasico
(Copa del Rey) 06 Feb 2019. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa galay taariikhda kulamada El Clasico. Sergio Ramos…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Barcelona vs Real Madrid
(Copa del Rey) 06 Feb 2019. Kooxaha Barcelona vs Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Copa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Everton vs Manchester City
(Premier League) 06 Feb 2019. Kooxaha Everton vs Manchester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Premier…
Read More » -
England
“Waxaad tahay MUSLIM Xun.”. – Daawo Muuqaal la helay oo lagu Aflagaadeenayo Maxamed Saalax
(England) 06 Feb 2019. Waxaa dhawaan lahelay oo soo ifbaxay Muuqaal lagu aflagaadeenayo xiddiga heysta Diinteena Islaamka ee Maxamed Saalax.…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo haddii ay Caawa adkaato kulanka El Clasico barbareyn doonta Real Madrid
(Barcelona) 06 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweyn doonta caawa naadiga Real Madrid…
Read More » -
Spain
Mid ka mid ah halyeeyada kooxda Real Madrid oo si kulul u weeraray Gareth Bale
(Real Madrid) 06 Feb 2019. Laacibkii hore ee kooxda Real Madrid Predrag Mijatović ayaa weerar kulul ku qaaday xidiga reer Weles…
Read More » -
Spain
Jamaahiirta Barcelona oo helaya War naxdin leh ee ku aadan Messi, kahor kulanka caawa ee Real Madrid
(Barcelona) 06 Feb 2019. Warbaahiinta Spain ayaa goordhow waxay sheegeen in tababare Ernesto Valverde uu go’aamiyay qorshihiisa kaga aadan Lionel…
Read More » -
England
Guardiola oo sii balaariyay kooxaha xili ciyaareedkan u sharaxan inay ku guuleysan karaan Premier League
(England) 06 Feb 2019. Macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in kooxaha Manchester United, Chelsea iyo Tottenham ay…
Read More »