Day: February 5, 2019
-
Spain
HORDHACA KULANKA WAYN EE EL CLASICO: Barcelona vs Real Madrid
(Barcelona) 06 Feb 2019. Kooxda Real Madrid ayaa caawa u safreysa garoonka Camp Nou, halkaasoo ay kula soo ciyaari doonto…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sergio Ramos oo dhiganaya AROOS WAYN iyo Martida oo loo diiday Taleefanada iyo Kaamirooyinka…(Sidee wax u jiraan??)+Ogoow Goorta iyo Goobta uu Aqal galka ka dhacayo
(Madrid) 05 Feb 2019. Kabtanka Real Madrid ayaa xagaagan la aqal galaya gabadha ay waqtiga dheer wada socdeen ee Pilar Rubio.…
Read More » -
Spain
Tababare Solari oo si qoto dheer uga hadlay kulanka habeen dambe ee El Clásico, muxuuse ka yiri Lionel Messi?
(El Clásico) 05 Feb 2019. Tababaraha kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa sheegay inuusan marna ka niyad jabi doonin inuu…
Read More » -
Wararka
Cristiano Ronaldo oo 34 jirsaday iyo kummanaan taageerayaal ah oo…
(Turin) 05 Feb 2019 Laacibka kooxda kubadda cagta Juventus iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa maanta 34 sano jirsaday, isagoo…
Read More » -
Italy
Liverpool oo €69 milyan oo Euro u gaartay weeraryahanka Napoli Insigne (ma laga yeelay dalabkaas mise…?)
(Roma) 05 Feb 2019 Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa xilli ciyaareedkani isku dayaya in uu la soo wareego weeraryahanka…
Read More » -
Spain
Waa sidee rikoorka Lionel Messi ee kulamada uu wajahay Real Madrid ka hor kulanka habeen dambe ee El Clasico?
(Barcelona) 05 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweyn doonta habeen dambe Tababare Santiago…
Read More » -
Champ' League
Alex Oxlade-Chamberlain oo lagu daray shaxda Liverpool ee kulammada bug-baxa Champions League
(Liverpool) 05 Feb 2019. Ciyaaryahan Alex Oxlade-Chamberlain ayaa lagu daray shaxda kooxda kubbada cagta Liverpool ee Champions League heerkiisa bug-baxa…
Read More » -
Spain
Waa sidee rikoorka Gareth Bale kulamada uu wajahay Barcelona ka hor kulanka habeen dambe ee El Clasico?
(Madrid) 05 Feb 2019. Tababare Santiago Solari iyo kooxdiisa Real Madrid ayaa u safri doona garoonka Camp Nou, halkaasoo ay…
Read More » -
Wararka
Mourinho oo lagu xukumay sanad xabsi ah iyo ganaax lacageed kaddib markii lagu eedeeyay canshuur uu khiyaamay
(Madrid) 05 Feb 2019 Maxkamad ku taalla waddanka Spain ayaa maanta xukun sanad xabsi ah ku riday tababaraha Portugal Jose…
Read More » -
Spain
taageerayaasha Messi iyo kooxda Barcelona oo helaya war aad u wanaagsan kahor kulanka habeen dambe ee El Clásico
(Barcelona) 05 Feb 2019. Wargeysyada kasoo baxa Barcelona ayaa ka warbixiyay war aad u wanaagsan ee rajo galinaya taageerayaasha adduunka, kaasoo…
Read More »