Day: February 4, 2019
-
England
Kooxda West Ham oo taako u dhigtay Liverpool + SAWIRO
(Premier League) 05 Feb 2019. Kooxaha West Ham iyo Liverpool ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday London Stadium, kadib markii ay ku…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha West Ham United Vs Liverpool
(Premier League) 04 Feb 2019. Kooxaha West Ham United Vs Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xiddiga Juventus Douglas Costa oo shil halis ah galay (Sideey wax u gaareen?)
(Turin) 04 Feb 2019 Laacibka reer Brazil ee garabka weerarka uga ciyaara kooxda kubadda cagta Juventus ee Talyaaniga ayaa saakay…
Read More » -
Spain
Xagguu marayaa heshiiska ay Real Madrid la damacsan tahay inay u kordhiso Modric ?
(Madrid) 04 Feb 2019 Wararka ka imaanaya Spain ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid ay damacsan tahay in ay heshiis…
Read More » -
France
DEEQSI: Kylian Mbappé oo ka mid ahaa dadkii lacagta ku deeqay si loo baadi goobo diyaaraddii uu saarnaa Emiliano Sala
(Paris) 04 Feb 2019 Markii shirkaddii baadi goobeysay halkii ay martay diyaaraddii la waayay ee uu saarnaa laacibkii hore ee…
Read More » -
England
Daafaca kooxda Liverpool Joe Gomez oo qalliin lagu sameynayo xilliga uu maqnaan doonana aan la sheegin
(Liverpool) 04 Feb 2019 Difaaca kooxda kubadda cagta Liverpool iyo xulka Ingiriiska Joe Gomez ayaa lagu sameyn doonaa qalliin dhanka lugta…
Read More » -
Soomaaliya
Haddii aad Ogeyd in Muuqaalka VAR laga isticmaalo Ciyaaraha Caalamka ku darso in Dalkeena SOOMAALIYA laga hirgalin doono….(DAAWO MUUQAAL)
(Muqdisho) 04 Jan 2019. Muuqaalka Caawiyaha Garsooraha ee VAR kaa oo si wayn looga isticmaalay koobkii adduunka 2018 isla markaana…
Read More » -
England
EEG: Kala Sarreynta Premier League tan iyo sidii loo ceyriyay Mourinho…..(Man United oo hogaanka heysa halka Liverpool iyo City laga riday 3-aad iyo 4-aad)
(England) 04 Feb 2019. Manchester United ayaa afar dhibcood oo nadiif ah ku hogaamineysa horyaalka Premier League marka dhibcaha laga…
Read More » -
England
“Qaab ciyaareedka cajiibka uu sameenayo Rashford, waxay muujineysaa sida uu fashil u yahay Mourinho”
(Manchester) 04 Feb 2019. Marcus Rashford ayaa ka hoos sameenaya qaab ciyaareed aad u fiican la shaqeynta macalinka ku meel…
Read More » -
Italy
Waa kee xidigga uu Taleefanka kula xiriiray Cristiano Ronaldo una sheegay inuu Juventus ku soo biiro ?
(Madrid) 04 Feb 2019 Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa lagu warramayaa in uu taleefoon…
Read More »