Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Real Madrid vs Deportivo Alaves

(La Liga) 03 Feb 2019. Kooxaha Real Madrid vs Deportivo Alaves ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka La Liga  ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Real Madrid vs Deportivo Alaves:

Real Madrid: Courtois, Ramos, Nacho, Reguilon, Odriozola, Casemiro, Ceballos, Modric, Bale, Benzema Vinicius Jr.

Alaves: Pacheco, Duarte, Maripán, Laguardia, Vigaray, Wakaso, Manu García, Pina, Jony, Burgui, Calleri.

.Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close