Ma Ogtahay in Arsenal ay 18-bilood gudahood ku soo iibsatay Koox Dhammeystiran???….(BAL EEG SHAXDAN)

(London) 03 Feb 2019. Kaddib imaanshiyaha Denis Suarez, Arsenal ayaa 18-bilood oo qura gudahood soo iibsatay koox dhammeystiran min Goolhaye ilaa Weeraryahan.

The Sun ayaa Shax ka sameysay xiddigaha waa wayn ay Arsenal soo iibsatay wax ka yar labo sano gudaheed.

Gunners ayaa weli u dagaalameysa kaalinta 4-aad xilli ay muddo gaaban gudahood ku soo iibsatay waxaan oo xiddigo ah.

Haddaba EEG SHAXDA:

 Arsenal can field an entire XI of signings made from the start of the 2017/18 season

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close