Bal Ogoow waxa ay ka dhigan tahay SADDEXLEYDII uu Aguero ka Xareeyay Arsenal

(Manchester) 03 Feb 2019. Manchester City ayaa 3-1 uga talaabsatay Arsenal ciyaartii ay iminka ku yeesheen Etihad Stadium tartanka Premier League xilli uu City Goolasha u wada dhaliyay Sergio Aguero.

Saddexleyda uu ka kacay dhaliyaha reer Argentina ayaa ka dhigan inuu Man City u dhaliyay Saddexleydii Tobanaad Premier League , kaliya Alan Shearer ayaa ka Saddexleey badan Taariikhda Horyaalka Ingiriiska kaa oo dhaliyay (11 hat-trick).


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close