ARAG: Wixii ay sameeyeen Japan kaddib markii uu Xulka Qatar ka qaaday Asian Cup…..(Talaabo ku dayasho mudan)

(Asia) 03 Feb 2019. Xulka Japan ayaa qaaday Talaabo Cajiib ah kaddib markii uu xulka Qatar ka qaaday koobka Asian Cup.

Qatar ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay koobka Aasiya iyadoo uu wacdaro tartanka ka dhigay wiilka Asal ahaanta ka soo jeeda Soomaaliya ee Akram Afif kaa oo uu dhalay laacibkii hore ee xulka Qaranka Soomaaliya iyo naadiga Horseed Xasan Cafiif.

Japan ayaa si qurux badan u hagaajiyay qolkooda Dhar-badelashada mar ay ka tagayeen kaddib ciyaartii Final ka iyagoona ku reebay fariin ‘Mahadsanid ah’ oo saddex luqadood ku qoran (Ingiriis, Soomaali iyo luqadooda Japanese”

Ma ahan markii ugu horreysay uu xulka Japan sameeyo talaabadan ku dayashada mudan oo sidan oo kale Taageerayaashooda ayaa xitaa nadiifiyay garoonka qeybta ay ka joogeen.

SAWIRRO:

 Japan left their changing room spotless after they we beaten in the Asia Cup final

 After Qatar won the game 3-1 Japan left a thank you note in three different languages

 In the 2018 World Cup Japan supporters cleaned up the stadium after the final whistle

 Fans walked arounf the stadium with plastic bags as they collected rubbish

 Japan were knocked out of the World Cup by Belgium losing 3-2 in the Last 16

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close