Higuain oo Goolkiisii ugu horreeyay u dhaliyay Chelsea…..(Bal Ogoow waxa ay uga dhigan tahay)

(London) 02 Feb 2019. Gonzalo Higuain aya goolkiisii ugu horreeyay u dhaliyay Chelsea ciyaarta ay iminka la yeelanayaan naadiga Huddersfiel Town.

Goolka ayaa ka dhigan in Higuain uu dhaliyay 37-gool 37-kulan uu Horyaal ka hoos ciyaaray tababare Sarri oo ay horey u wada joogeen Napoli.

Ciyaarta ayaa iminka bilaabatay qeybta labaad Blues ayaana ku horkaceysa 2-0, waxaana goolka labaad u dhaliyay Eden Hazard kubbad rigoore ahayd.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close