SAWIRRO: Newcastle United oo Lacagihii ugu badnaa Taariikhda ku soo iibsatay Miguel Almiron

(England) 31 Jan 2019. Newcastle United ayaa lacagihii ugu badnaa Taariikhda kooxda 20.5 milyan ku soo iibsatay xiddiga Atlanta United ee Miguel Almiron.

Laacibka qadka dhexe weerarka ee reer Paraguay ayaa qalinka ku duugay heshiis shan sano iyo bar ah iasgoona usbuucii mushaar ahaan u qaadan doona 60,000 oo bound.

Almiron ayaa jabiyay Rikoodh kooxda u yiilay 13-sano kolkaa ay Newcastle United 16-milyan ku soo iibsadeen weeraryahanka reer England ee Michael Owen 2005-tii.

Newcastle have set a new transfer record at last - Michael Owen cost them £16m back in 2005

Wuxuu kooxdiisa Cusub u xiran doonaa Lambarka 24-aad.

SAWIRRO:

Paraguayan forward Almiron has shone in the MLS and must now prove himself in England

He has put pen to paper on a five-and-a-half-year contract at St James' Park

Almiron poses under the lights at St James' Park; but he could make his debut at Tottenham

The £20.5m forward looked delighted as he arrived at Newcastle Heliport to seal his deal

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close