RASMI: Maalinka iyo Saacada la ciyaari doono kulanka Chelsea vs Manchester United oo la shaaciyay

(England) 31 Jan 2019. Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay waqtiga ay ciyaari doonaan kooxaha Chelsea iyo Manchester United wareega 5-aad ee FA Cup.

Blues ayaa ka soo talaabsatay Sheffield Wednesday halka ay United soo garaacday Arsenal wareega 4-aad ee tartanka ugu qadiimsan England.

Labada koox oo isku beegmay ayaa iminka la shaaciyay inay ciyaari doonaan Habeen Isniin ah 18-ka Feebaraayo marka ay saacadda dhankeena tilmaameyso 10:30 Habeenimo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close