Day: January 30, 2019
-
Spain
Barcelona oo soo laabasho cajiib ah ku sameesay Cump Nou, kadib markii ay si xun u xasuuqeen kooxda Sevilla + SAWIRO
(Copa del Rey) 31 Jan 2019. Kooxda Barcelona ayaa sameesay soo laabasho cajiib ah kulanka lugta labaad wareega 8-da Copa del…
Read More » -
England
Leicester City oo taako u dhigtay Liverpool, xili Bournemouth ay si xun u xasuuqday kooxda Chelsea + SAWIRO
(Premier League) 31 Jan 2019. Ciyaarta ayaa lagu kala nastay qeybta 1-1 ay ku hogaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Liverpool.…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Barcelona vs Sevilla
(Copa del Rey) 30 Jan 2019. Kooxaha Barcelona vs Sevilla ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Copa del…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Atalanta Vs Juventus
(Coppa Italia) 30 Jan 2019. Kooxaha Atalanta Vs Juventus ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Coppa Italia ee…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Liverpool vs Leicester City
(Premier League) 30 Jan 2019. Kooxaha Liverpool vs Leicester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Premier…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Bournemouth vs Chelsea
(Premier League) 30 Jan 2019. Kooxaha Bournemouth vs Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Premier League…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo si weyn u difaacay Mohamed Salah, kahor kulanka caawa ee Leicester City
(Liverpool) 30 Jan 2019. Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa iska diiday eedeymaha loo jeedinayo Mohamed Salah ee ku aadan…
Read More » -
England
Arsenal oo Gacanta ku soo dhigtay Xiddiga Barcelona ee Suarez
(London) 30 Jan 2019. Arsenal ayaa dhammeystirtay Saxiixeedii ugu horreeyay suuqa Janaayo kaddib markii ay dhammeystirtay Heshiiska amaahda ay Barcelona…
Read More » -
England
Ma ogtahay in Higuain uu FARANSIIS yahay??? (5-waxyaabood oo aadan ka garaneyn Saxiixa Cusub ee Chelsea oo Caawa ciyaaraya kulankiisii ugu horreeyay Premier League)
(London) 30 Jan 2019. Chelsea ayaa caawa u martin doonta AFC Bournemouth xilli lagu wado in weeraryahankooda Cusub ee Gonzalo Higuain…
Read More » -
Soomaaliya
DE DEG: Dekadda oo ku dur-durisay Muqdisho City Club kuna guuleysatay Somali Super Cup….+SAWIRRO
(Muqdisho) 30 Jan 2019. Dekadda ayaa si sahlan Super Cup Somalia uga qaaday dhigeeda Muqdisho City Club Ex Banadir Sports…
Read More »