Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Newcastle United Vs Manchester City

(Premier League) 29 Jan 2019. Kooxaha Manchester City vs Newcastle United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Manchester City vs Newcastle United:

Newcastle: Martin Dúbravka, Yedlin, Schar, Lascelles, Lejeune, Ritchie, Hayden, Longstaff, Atsu, Perez, Rondon.

Manchester City: Ederson, Walker, Danilo, Stones, Laporte, Fernandinho, Silva, De Bruyne, Sterling, Sane, Aguero.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close