SAWIRRO: Morata oo Durba Tababarka la bilaabay Atletico Madrid isagoona kulankiisii ugu horreeyay ku wajahaya Kooxdiisii hore

(Madrid) 29 Jan 2019. Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata ayaa heshiis amaah ah 18-bilood ugu biiray kooxda Atletico Madrid oo uu durba Tababarka la bilaabay.

Wiilka reer Spain ayaa loo xiray Labarka 22-aad, waxaana lagu wadaa in kulankiisii ugu horreeyay ee gegada Wanda Metropolitano uu ku wajoho kooxdiisii hore ee Real Madrid, markaa ay Atletico Madrid marti galin doonto Los Blancos 9-ka bisha Feebaraaya oo ku beegan Sabti.

Morata with his new side, and after scoring two goals against Madrid.

Waxaa la xusuustaa in Morata uu diiday inuu ku dabaal dego Real Madrid mar uu goolal ka dhaliyay isagoo la jooga Juventus.

SAWIRRO:

Morata underwent some training on his own after completing the loan move

After the announcement of the deal, it was revealed he will wear the No 22

Eager to make an immediate impression, Morata got down to work at the club's training base

Despite a lack of opportunities at Chelsea this season, Morata showed he remains sharp

Brought in to tackle Atletico's woes in front of goal, Morata is keen to hit the ground running

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close