Manchester United oo guuldaro kaga badbaaday garoonkeeda Old Trafford, kadib markii ay si dirqi ah barbaro kula gashay Burnley + SAWIRO

(Premier League) 30 Jan 2019. Manchester United ayaa sameysay soo laabasho cajiib ah, kadib 2 gool ay dhalisay xili dambe ee ciyarta, kulnkoodii 24-aad horyaalka Premier League ay kula ciyaareen Burnley kaasoo ku soo idlaaday barbaro 2-2.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa ku kala nasteen barbaro 0-0 ah kooxaha Manchester United vs Burnley.

Marka dib leysugu soo laabtay qeybta labaad ee dheesha wiilasha tababare Ole Gunnar Solskjær waxay sameeyeen fursado cajiib ah, si ay ula yimaadaan goolka daah furka.

Balse daqiiqadii 51-aad xidiga lagu magacaabo Ashley Barnes ayaa ciyaarta ka dhigay 1-0 ay ku hogaamineyso kooxda Burnley oo marti ku ahayd garoonka Old Trafford, kadib markii uu caawinta goolkan ka helay saaxiibkiis Jack Cork.

81 daqiiqo marka ay ciyaarta mareysay Chris Wood ayaa niyad jabiyay jamaahiirta ku sugneyd garoonka Old Trafford, kadib markii uu ciyaarta ka dhigay 0-2.

Laakiin 87 daqiiqo Paul Pogba ayaa dib neefta ugu soo celiyay jamaahiirta garoonka Old Trafford, kadib markii uu dhaliyay gool rigoore ah, wuxuuna ciyaarta ka dhigay 1-2.

Laakiin garoonka Old Trafford ayaa hal mar wada gacay daqiiqadii kadib markii uu Victor Lindelof ciyaarta ka dhigay barbaro 2-2 ah.

Victor Lindelof ayaa sidaas ku bad badiyay rikoodhka guuldaro la’aanta ahaa ee macalinka ku meel gaarka kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjær, kaasoo hada heysta 8 guul iyo 1 jeer oo barbaro ee ah dhamaan tartamada kala duwan.

Ugu dambeyn ciyaarta ayaa waxay ku dhamaatay barbaro 2-2 ay labada kooxood Manchester United iyo Burnley isla dhaafi waayeen.

United looked to be staring defeat in the face until Paul Pogba scored from the penalty spot to give them a lifeline in the game

Ashley Barnes sent the away fans into raptures earlier in the contest as Ole Gunnar Solskjaer looked to be facing a first loss

United were stunned with nine minutes to go when Chris Wood rose to head past a helpless David de Gea to make it 2-0 

But while he kept emotions in check, Solskjaer rallied his players and masterminded a dramatic comeback in the final stages

Marcus Rashford has been in inspired form since Solskjaer took charge and he flew out the blocks, unleashing an early shot 

It was backs to the wall for the Lancashire visitors in the early stages as Ben Mee gestures to his team-mates to get in position

Paul Pogba was given very little time to lift his head up and put his stamp on the game as Burnley soon frustrated United 

Tom Heaton, now first choice ahead of Joe Hart and Nick Pope, made himself big to thwart Romelu Lukaku from close range

Despite flying out of the blocks, United soon found it difficult and were restricted to shots like Luke Shaw's effort from range

There was plenty for Solskjaer and assistant manager Mike Phelan (left) to discuss as they looked to find a way past Burnley

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close